Warbixin ku saabsan Hooyada Uurka leh iyo Soonka.

0
232

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa jira Haween fara badan oo iyagoo Uur leh Ku Soo Aada Gudashada bisha Barakeysan ee Ramadaan Waxeyna Haweenkaasi Qaar Kooda Yihin kuwa aan Awoodin.

Hadaba side ayey u Soomi karaan Haweenka Uurka leh ka Caafimad Ahaan Waxaan arinkaas Wax ka weydiiney Drs Haajio Abdi oo ka Mid ah Dhaqaatiirta Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Waxeyna ay Sharaxaad ka bixisey Bilooyinka ay Soomi karaan Haweenka Uurka leh.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here