Warbixin ku Saabsan Guddiga Marin u Helitaanka Cadaaladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

0
206

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Guddiga Marin u Helitaanka Caddaaladda koonfur galbeed soomaaliya waxaa la aas aasay 2021ka waxaa ku mideysan yihiin Hay’aadaha dawladda iyo kuwa dawliga ahayn ee ka howlgala Deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ee kana shaqeeyaan arimaha cadaalada.

Warbixintan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here