Warbixin ku Saabsan Fadliga ay leedahay Bisha Ramadaan

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Bisha Barakeysan Ee Ramadaan waa bill eh Fadaail badan oo aan la soo koobin Karin iyadoona Fursadaas loogu baahan yahay in ay ka faaideystaan qofkasta oo Muslim ah inuu la yimaado si uu u helo Fadligaas ay Bishaan leedahay

Sheikh Cabdiraxiin Sheikh Adan oo kamid ah Culumada Magaalada Baydhabo ayaa waxa uu sharaxayaa Faa’idada ay leedahay Ramadanka iyo wax yaabaha ku wanaagsan in lagu afuro iyo qofka Saaimka ah waxyaabaha ay tahay in uu ka dhowrsado

Warkung Waliba nig haayte Abdyqaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here