Warbixin ku saabsan Faa’iidada ay Leedahay Xanaaneynta Digaaga.

0
454

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xanaaneynta Digaaga ayaa ah wax yaabaha kor u qaadaya Hormarinta Ganacsiga, Ustaad Aweys Husein Abdikadir oo ah Macalin wax ka dhiga Jaamacada ZamZam gaar ahaan Kuliyada Beeraha islamarkaana wax ka bixiya Koorso Xanaanada Xoolaha ayaa sharaxay Faa’idada iyo Muhiimada ay Leedahay Xanaaneynta Digaaga.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nuur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here