Warbixin Ku Saabsan Doorka Ganacsatada ku leeyihiin Hormarinta Nabada

0
98

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ilaalinta Nabada ayaa ah wax marwalba u baahan Iskaashi balaaran oo dhaxmara Bulshooyinka iyo Dowlahooda taas oo abuuri karta in la helo Nabad balaaran oo lagu noolaan karo,Ganacsatada waxay qeyb ka yihiin Bulshada kuwaada ugu Miisaanka Culus waxay maralba kaalin ku leeyihiin Nabada Bulshada ayagoo siyaaba kala duwan uga qeyb qaadan kara.

Hadaba Maxay Doorka Ganacsatada KG ku leeyihiin Nabada Agaasimaha Rugta Ganasiga KG Maxamed Aadan Abdirahmaan oo ka hadlaayay Nabada iyo doorkooda Isagoo sheegey in ay marwalba ka u taagan yihiin Hormarinta Nabada maadama ay hadii aan Nabad jirin uusan Ganacsi jiri Karin

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here