Dastuurka KMG ee dalkeena waxa uu qoreyaa in Soomaaliya ay tahay Jamhuuriyad Federaal ah, kuna dhisan tahay Matalaad dad weyne loo dhan yahay taasi oo ku saleysan nidaamka axsaabta badan iyo Cadaalad bulshadeed.
Warbixintan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade