Warbixin ku saabsan Doorka ay Waaladiintu ka qaadan karaan dhiiragelinta Waxbarashada Dhalaanka.

0
311

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waxbarashada waa furaha Nolosha, Aqoon la’aan waa iftiin la’aan, Dhamaan umadaha dunida ku nool waxay ku sugan yihiin xaalado aad u kala duwan oo dhanka nolosha ah , sidoo kale waxaan ognahay in dunida maanta ay u qaybsan tahay labo qayb oo waxkasta ku kala duwan ,waana dunida hormartay iyo dunida danbaysa..xaqiiqda dhabta ah ee dunida u kala qaybisay sidaas ayaa ah waxbarashaduna ay ugu kaladuwan yihiin wadanba wadankale ugu duwanyahay.

Warbixintan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Haasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here