Warbixin ku saabsan Doorka ay Ururada ay ka qaateen Gurmadka dadkii Fatahaadu Saameysey

0
69

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Fatahaadihii iyo daadadkii dhacay Sanadkii hore ayaa waxay ahaayeen kuwa Saameyn adag ku yeeshey Bulshada qeybaheeda kala duwan gaar ahaan kuwa Nugul Sida Barakacayaasha.

Magaalada Baydhabo markii ay Fatahaadu soo gaartey ayaa waxaa durba is Abaabuley Bulshada iyo Ururada qeybaheeda kala duwan kuwaas oo gurmad kala u sameeyey dadka ku jirey xaaladaas adag

Hadaba Maxay tahay Doorka ay ururada ku lahaayeen ugurmashadii dadkii dhibaatada ka soo gaartey Fatahaada Mahamed Abuukar Ali Gudoomiyaha Ururka Dedo ayaa sharaxaya doorkii ay ka qaateen sama timixintii dadkaas

Warkung waliba nig haaye  Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here