Warbixin Ku Saabsan Doorka ay Cadaaladu Ka qaadan karto Nabadda.

0
92

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Diinta islaamka Cadaalada waxa ay kaga jirtaa door muhiim ah waxeyna la xiriir la leedahay dhaqaalaha, bulshada, hogaanka iwm. Cadaaladu waxaana lagu sheegay qur’aanka & sunaha sidoo kale waxaa jira aayado iyo xadiisyo badan oo ku soo arooray in cadaaladu tahay shay muhiim ah u ah dhismaha /jiritaanka shaqsiyadeed, qoyseed & Midka qowmiyaheedba.

Sidee ayay Cadaaladu door wanaagsan uga qaadan kartaa Dhismaha nabadda waxaan wax ka weydiinay Abukaate Cumar Macalin Cabadi oo ah Gudoomiyaha Ururka Qareenada KG.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here