Warbixin Ku Saabsan Doorka ay Ardeyda Jaamacadaha ka qaadan karaan Horumarinta Nabadda.

0
98

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)In ay Nabadu tahay Tiirka ugu weyn ay noloshu ku tiirsan tahay islamarkaana aan la’aanteed Bulshada aysan gaarin waxkasta oo Horumar ah,waa wax inta badan dadyowga isla ogyihiin.

Soomaaliya waxaa mudo ka badan sodon sano baadi goob uga jirtaa in ay soo ceshato Nabadii kala dambeyntii iyo Dowladnimadii ay mar lahaan jirtey
Hadaba iyadoo sanadihii dambe dalka uu soo hagaagayay Nabad geliyadiisa waxaana qeybaha kala duwan ee bulshada ay yihiin kuwa door kooda ka qaadanyay horumarinta nabadda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here