Warbixin Ku Saabsan Dhibaatooyinka uu leeyahay Xanuunka Baabasiirka.

0
289

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xanuunka Baabasiir ayaa ah mid ay qaar ka mid ah bulshada somaliyeed ka wada sheegtaan,waxaana Xanuunkaani u yahay mid siyaabo kala duwan dadka u saameeya

Dr Abdulaahi Isxaaq oo ka mid ah dhaqaatiirta Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka baay ayaa waxaan wax ka weydiinay wuxuu yahay Xanuunka baabasiirka iyo siyaabooyinka uu ku imaan karo Cudurkaasi.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here