Warbixin Ku Saabsan dhibaatada uu leeyahay Isticmaalka App-ka 1xbet.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qamaarka waa mid diin iyo dhaqanba midna aan lagu baneyn waana mid aad u xun, qofkii dheelana uusan marka danbe ka faa’iideynin taasi oo marka hore qofka dheela aanan ku baraarugsaneyn

Dhalinyarada maanta aya aad u isticmaala 1Xpet-ka oo ah Application ay ku dhex jiraan Gameyo iyo sidoo kale meelo kale oo laga saadaaliyo ciyaaraha taasi oo inta badan aanan la arag qof faa’iido badan ka keeney

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here