Warbixin Ku Saabsan dhibaatada uu leeyahay Infection-ka ku dhaca Dhiigga.

0
89

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Infakshinka dhiiga raaco waa xaalad cudur oo imaada marka dhiiga qafka laga helo jeermis gaar ahaan bakteeriyo, xaaladani waa mid keeni karto halis caafimaad xumo oo aad u daran

Waxa jiro qaabab badan oo ay bakteeriyada ku soo gali karto dhiiga bukaanka marka laga hadlo infekshinka ku dhaca dhiiga waxaa si aad ah uga nugul ilmaha yaryar iyo dadka wayeelka iyo haweenka maadaama difaaca jirkooda uu hooseeyo ayaga ayaana u badan bukaanada xaaladan ay lasoo daristo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here