Warbixin Ku Saabsan Dhibaatada ay Leedahay Daawooyinka Sida qaldan Loo Isticmaalo.

0
15

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Bulshada Soomaaliyeed ayaa waxay u badan yihiin kuwa isticmaala Daawooyin aan dhaqtar u soo qorin iyo kuwa Daawooyinka loo soo qorey hadana si qaldan u isticmaala, taasoo saameyn Caafimaad qofka ku yeelata,waxaana sabab u ah Faham daro iyo Wacyigelin la’aan dadka ka heysata.

Hadaba Maxay tahay halisaha ugu weyn ee ka imaan karta Daawooyinka oo si qaldan loo isticmaalo iyo Bukaanka waxyaabaha laga doonayo in uu sameeyo marka dhaqtarka Daawada u soo qoro.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here