Maxay Yihiin Cuntooyinka Muhiimka u ah Jirka Bani’aadamka?

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Cuntada waxay door weyn ka ciyaartaa nolosha aadanaha, waxaana loo baahan yahay in qofka uu qaato cuntooyin nafaqo leh.

Dhakhaatiirta waxay dadka kula taliyaan inay qaataan cuntooyin isku dheelitiran oo nafaqo leh si sare loogu qaado caafimaadka, laguna dadaalo in wax laga baddalo hab dhaqanka dhanka cuntada si loo xoojiyo difaaca jirka iyo arrimaha caafimaadka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here