Warbixin Ku Saabsan Cudurka Tiifowga ama Typhoid.

0
498

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tiifowgu waa cudurka loo yaqaano “Typhoid ama Fever”, waa cudura ay keento bakteeriyada loo yaqaano “Salmonella”wuxuuna ka mid yahay cudurada dilaaga ah ee ku badan carruurta iyo dhalinyarada, waxaa lagu qaadi karaa adigoo cuna ama caba cunto wasaq ka soo gaartay saxaro ama kaadi.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here