Warbixin ku saabsan Caqabadaha ay Baraha Bulshada kala Kulmaan Gabadha Soomaaliyeed

0
322

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tan iyo markii ay soo ifbaxeen baahiyaha loo isticmaalo aalada intarneedka oo ay bulushada ku kulanto waxas aad u sii kordhayey isticmaalka barahaasi guud ahaan adduunka, waxaana aqoon yahanada ku tilmaameen in adeegsiga Aalada interneedka oo ay bulushada caalamka boqolkiiba todabaatan ay u isticmaalaan qaab qaldan adeegsiga baraha bulushada.

Warbixintan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here