Warbixin Ku Saabsan Axkaamta Zakaatul Fidriga.

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Zakaatul Fidrada waajibnimadeeda waxa cadayn u ah. Waxa la waajibiyey sanadkii labaad ee Hijriyada, waana sanadkii la waajibiyey Soonka Fidrada wuxuuna yidhi waxay daahirinaysaa qofkii soomanaa qaladaadkii ka dhacay sida hadaladii macna la’aanta ahaa, cayda iyo wixii la mid ah iyo in ay raashin u noqoto masaakiinta iyo Faqiiriinta Muslimiinta, isla markaana maalintaa Ciida ay baryada uga kaaftoomaan.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani