Hooyo Carruurteeda ku biisha Sameynta Mac-macaanka

0
266

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Inta badan ragga oo kaliya kuma eka hogaaminta reerka iyo maarentoodaba oo waxaa jira dumar dhaxda u xirtaan in ay soo dhacsadaan nolal maalmeedkooda kuwa laqabo iyo kuwa kaleba.

Dumarka qaar ayaa qabsada shaqooyinka adag sida dhismaha guryaha,nadaafada iyo kuwa qabta ganacsiga kala duwan.

Dumarka qaar ayaa subixii hore u soo kalahaan in ay ka shaqeyaan baararka waa weyn iyo maqaahiyaha lagu iibiyo shaahiga, sambuuska iyo burka si ay u helaan lacag ku filan.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here