Warbixin:-Dhibaatooyinka Laga Dhaxlo Dawooyinka La Isku Cadeeyo

0
881

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Sanadadii uga dambeeyey waxaa guud ahaan caalamka gaar ahaan Soomaliya ku soo badanaayey waxyaabaha ay haweenka isku Qurxiyaan kuwooda uga halista badan ayigoo aan inta badan la socan in ay dhibaato kala kulmi karaan oo ay u muuqata in ay tahay wax ay ka heli karaan qurux iyo dhadhalaal ay ku qanac sanyihin.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here