Baydhabo(Radio Arlaadi)-Â Horumaro fiican oo dhanka ganacsiga ah ayaa waxaa ka jira Degmada Buur-Hakaba ee goboledka Baay madaama muddooyinkii ugu dambeyeen Degmada Buur-Hakaba ay ku soo kordhayeen ganacsiyada noocyadooda kala duwan.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera