Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda COVID-19 ee dalka

0
274

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tirada kiisaska cudurka karoona feyris ee laga helay gudaha dalka ayaa xiligan mareysa 3,171, halka tirada dadka ka bogsaday ay marayaan 1.499 ruux sida lagu sheegay warbixin si maalin ah uga soo baxda wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Ilaa iyo hadda waxaa gudaha dalka cudurkan ugu geeriyootay 93 ruux oo ku kala sugnaa deegannada Puntland, gobolka Banaadir, Somaaliland, Jubbaland, Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur galbeed.

Tirada kiisaska ugu badan ee cudurka ayaa laga diwaangeliyay gobolka Banaadir, waxana ku soo xigta Somaliland iyo Puntland.

Marka loo eego sida uu ahaa markii cudurkan gudaha dalka uu ka bilowday waxaa hoos u dhacay tiradada dadka uu soo ridanayo maadaam hadda tirada ugu badan ee laga diwaangeliyay 24-kii saac ay ka yar yihiin 30 ruux, halka markii hore 24-kii saac la

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here