Warabiyood Laga Hirgeliyay Deegaano ka tirsan Galmudug.

0
22

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Warbiyoodyadan lagu wareejiyey Bulushada Degaanka kaluun-dacad Ee Hoostaga Degaamada Dhuusamareeb oo markii hore dadka deegaanka dhibaata ku qabeen Biyaha, waxaana laga hirgeliyey Mashruuca Barwaaqo

Munaasabada Lagu wareejinayey warbiyoodyadan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiiro ka tirsan Maamulka Galmudug, Bulshada Deegaanka iyo Maamulkooda.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here