Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Puntland Mudane Dr: Maxamed Siciid Faroole ayaa daah-furey war-biyoodka deegaanka Reebanti oo dhismahiisaa la dhameystirey.
Mashruucaan oo ka mida mashaariicda horumarineed ee Wasaaradda Qorsheyntu u qoon-daysay deegaanka Reebanti waxaa hirgalisay Wakaaladda Biyaha Puntland.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi