War biyood laga hirgeliyay Deegaanka Gooyaale ee duleedka Baydhabo Oo Lagu Wareejiyay Dadka Deeegaankaasi.

0
263

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha KGS oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan maamulka Degmada Baydhabo iyo madaxa Hey’adda Concern World Wide ayaa xarig jareen islamarkaasina bulshada ku wareejiyeen war biyood ay Hay’adda Concern ka hir galisay deegaanka Gooyaale oo qiyaastii 10km u jira Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here