War-biyood Laga Hirgaliyay Deegaanka Wadajir Oo Xariga Laga jaray.

0
69

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Dhoobley iyo Masuuliyiin kalle ayaa xariga ka jaray War-biyood Laga hirgaliyay Deeganka Wadajir oo Hoostaga Dagmada Dhoobley

War-biyoodkaan ayaa dadka deegaanka baahi weyn u qabeen waxaana maamulka Deeganka Wadajir uu sheegey in baahiyihii biyaha ee Deegaanka ka jirey ay wax badan ka bedeli doonto

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here