Waqtiga ay Furmayaan Dugsiyada Waxbarashada Gobolka Saaxil Oo la Shaaciyey.

0
24

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Dawlada Hoose ee Berbera oo ay weheliyaan maamulka wasaaradda Waxbarshada gobalka Saaxil ayaa si wada jir ah u shaaciyay xiliga rasmig ah ee la furi doono Dugsiyada iskuulada hoose dhexe iyo sare gobalka Saaxil oo xili ay shir ku qabteen Magaalada berbera waxaa halkaasi ka hadlay gudoomiyah waxabarshada Degamada Berbera.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here