Wajiga labaad wareysiga imtixaanka macallimiinta oo ka bilowday magaalada Muqdisho.

0
202

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Waxbarashada XFS iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho ka Bilaabay wajiga labaad ee Imtixaanka macallimiinta oo wareysi ah.Imtixaanka wareeysiga ah ayaa soco doona mudo sadax maalmood ah, waxaana ka qeyb gali doona Macalimiin ka socota Gobalka Banaadir.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here