Wajiga labaad sahaminta biyaha Oo Laga Daah-furay deegaanka Kalabayr-Garoowe.

0
95

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mashruuca Sahaminta Biyaha dhulka hoose ee Qeyb-ka mid ah Deeganadda Howdka ayaa imanaysa cabasho ay soo jeediyeen Dadka Deeganadaas oo Biyo la,aan ahaayeen.

Sahmintaan waxaa Hogaaminayay Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland Maxamed Cabdulqadir Maxamed ayna qeyb-ka ahaayeen, Xildhibaano iyo Maamulka Dagmadda Garoowe.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here