Wajiga koowaad Dhismaha Iyo Balaarinta Dekedda Boosaaso Oo La soo gabagabeeyay

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhismaha iyo Balaadhinta Dekeda Magaalada Boosaaso oo wajigiisii 1″aad la soo Gabagabeeyey ayaa waxaa kormeeray Wasiirka Dekdedaha iyo Gadiidka Badda dowlad goboleedka Puntland Axmed Yaasiin Saalax Oo ay weheliyaan Maamulka furdada dekedda Bosaso , Taliyaha saldhigga Dekedda & hawl wadeenada wasaaradda ayaa kormeer ku tagay dekedda Bosaso qaybta dhismuhu ka socdo.

Uljeedka dhismaha lagu wado Dekedda ayaa wuxuu yahay sidii ay maraakiib badan ugu soo xiran lahayeen madaama Dekedda ay ku soo xiranayaan maraakiib wada kunteenarada kala duwan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here