Wajiga 2aad Ololaha Wacyi-gelinta joojinta Bacaha Oo Ka socda Magaalada Muqdisho.

0
9

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Olole Wacyigelin ah oo lagu sameeynayo Wadooyinka iyo Goobaha ganacsi ee Muqdisho iyo Bulshada Ayaa Maalintii Sadexaad ka socda Magaalaada Muqdisho, kaas oo lagaga hortagayo Bacaha la isticmaalo ee lagu tuuro Wadada dhexdeeda.

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada XFS ayaa Ololahan Wacyigalinta ah ka wadda wadooyinka iyo goobaha ganacsi ee Muqdisho, Ololahaasi oo faham fiican ka helay Bulshada Magaalada.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here