Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka wasarada dhalinyarada iyo cayaaraha dowlada goboleedka Koonfur galbeed soomaliya Ibraahim Aadan Ali Najax ayaa waxaa uu Safar shaqo ku tagey degmada baraawe ee caasimada dowlada Goboleedka KGS, waxaana wasiirka safarkiisa ku wehelinaayey Agaasimaha guud ee Wasarada Maxamed Cusmaan Maxamed.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir