Wafdi ka socday Hay’adda UNDP oo la kulmay Madaxweynaha KG.

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen oo ay wehliyaan xubno ka tirsan gollaha Wasiirada ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda UNDP oo ay Hogaaminaysay ku xigeenka Madaxda Hay’adda UNDP ee Soomaaliya Sophie Kemkhadze.

Kulan qaatay Saacado oo Madaxweynaha iyo Wafdiga wada qaatay waxaa looga hadlay Xoojinta wada shaqaynta Hay’adda UNDP iyo Dowlada Koonfur Galbeed.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here