Wafdi ka socda Hay’adda UNDP oo gaarey magaalada Xudur.

0
85

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Xudur Cumar Cabdulaahi Maxamuud oo ay la socdeen Agaasimaha guud ee wasaaradda Arimaha Gudaha Koonfur Galbeed Mustaf Shekh Cabdulaahi, La-taliyaal kasocdey Xafiiska Madaxweynaha iyo Saraakiil kasocotey Hay’adda UNDP ayaa maanta soo gaarey magaalada Xudur ee xaruunta Gobolka Bakool.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here