Wadooyinkii Ku Burburey Fatahaadaha Degmada Luuq Oo Dhismo Lagu Bilaabay.

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa wuxuu ku dhawaaqay guddi ka kooban 11 Xubnood kuwaasi oo ka shaqeynaayo dhismooyinka bur burkii xooganaa ee roobabka iyo Fatahaadihii Elnino ee ka da’ay gobolka Gedo ee sameeyay degmada Luuq.

Guddigaan oo is kugu jira Culumaa’udiin, ganacsatada degmada iyo xubno ka tirsan hay’adaha samafalka ayaa waxay ka shaqeeyn doonaan dhismooyinka garoonka diyaaradaha degmada, Buundada iyo wadooyinkii burburka soo gaaray.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here