Wadooyinka Degmada Hobyo Oo Bacaad Celin lagu sameeyey.

0
9

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degmooyinka leh Xeebaaha ayaa leh bacaad badan oo inta badan soo gala gudaha magaalada taasina waxay caqabad ku noqotaa Dadka iyo Gaadiidka laga dhax isticmaalo maadama Baabururtu aysan Bacaadka mari karin.

Degmada Hobyo ee Gobalka Mudug waxaa xiligaan gudaha soo buuxiyey Bacaad fara badan oo saameyn adag ku yeeshey Gaadiidleyda iyo Shacabka iyadoo uu Maamulka Degmada ka jawaabaya Cabashada Bulshada ayuu Olole lagu Bacaad celinaayo ka bilaabey si meesha loogu saaro caqabada halkaasi ka jirta.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here