Wadooyinka Baydhabo oo ku soo badanaya Shilalka Mooto bajaajka iyo Baabuurta.

0
195

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kaxeynta Gawaarida waa howl aad u adag oo u baahan Masuuliyad sababtoo ah waxaa loo baahan yahay dulqaad iyo Samir, sidoo kale qaababkii iyo farsamadii lagu mari lahaa meelaha aadka u Cariiriga badan.

In aad daraawal noqotid ayaa lagaaga baahan yahay inaad noqotid qof marweliba ka digtoonaada qaladyada u keeni kara inuu dad dhibaateeyo ama isaga xitaa naftiisa ku waaya.

Magaalada Baydhabo Waa magaalo heshay hada Laamiyo si wanagsan loo dhisay, suuqyadeeda qaarna ay yihiin kuwa mashquul badan taasi oo dadka Shacabka ay kala kulmaan culeysyo, waxaana maalmihii u dambeeyay magaalada ka dhacay Shilal ay dhibaato geysteen.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here