Wadooyin Laga dhisayo Goobaha ay Degan yihiin dadka Barakacayaasha Ee Baydhabo

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wadooyinka Laga Sameeyo dhagaxaanta la is dul saaro ayaa Dowladu KG u qorsheysey in la dhiso wadooyin badan waxaa hada la dhisey Afar wado afarna hada ay dhismaheeda gacanta lagu hayo, lixna ay dhiman yihiin,kuwaasi oo laga dhisayo goobaha ay degan yihiin dadka Barakacayaasha ah ee degan duleedka Magaalada Baydhabo si ay u gaaraan Adeegyada ay u u baahan yihiin.

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Howlaha Guud, Dib-u-dhiska & Guryaynta KGS Mukhtaar Maxamed Aadan oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaarada Abdullahi Sheikh Hussein, Howlwadeenada iyo Engineerada Wasaarada ayaa kormeerey Mashruuca Dhismaha wadooyinka Dhagaxa laga Sameeyo ay Wasaarada ka Dhiseyso qaar ka mid ah wadooyinka Magaalada Baydhabo si ay uga qeyb qaadato hormarka iyo Ganacasiga Magaalada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here