Wadooyin Cusub Oo laga Hirgeliyey Xaafada Horseed Magaalada Baydhabo.

0
101

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Baydhabo ayaa Kormeer Ku tagey Wadooyin Cusub Oo Laga Hergeliyey Xaafada Horseed Gaar ahaan Xaafada Godey ee Magaalada Baydhabo.

Waxaa Masuuliyiintan Kormeerka Ku tagey Wadooyinkan Cusub Hor kacaayey Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada Baydhabo Mudane Abdullahi Cali Watiin oo ay wehlinaayeen Agaasimaha Waaxda Dhulka Dowlada Hoose ee degmada Baydhabo lyo Gudoomiyaha Xaafada Horseed.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here