Wadooyin ay Xireen Fatahaadii ka dhacdey Baladweyne Oo dib Loo Furey.

0
42

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururuka Dhalinyarada ee Isxilqaan ayaa waxaa ay Magaalada baladweyne gaar ahaan Xaafada Kooshin ay ka sameeyeen Olale dib u soocelinta bilicda iyo Nadafada Xaafada Kooshin oo ay waxyeeleen Fatahaadihii bilo ka hor ku dhuftey Gobolka Hiiran

Daahir Cali yare oo ah Gudoomiyaha Dhalinyarada ee Isxilqaan ayaa waxaa uu ka warbixiyey Howsha ay bilaabeen iyo mudada ay socon doonto.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here