Wado Inter-Lock ah Oo Laga dhagax dhigay Degmada Kaaraan.

0
60

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dhismaha Wadadan Inter Lock-ga ah ayaa waxaa dhagax dhigay Gudoomiye ku Xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir iyo Maamulka Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.

Waxaa Munaasabadda dhagax dhiga Goob joog ka ahaa Maamulka Degmada Kaaraan, Ururada Haweenka iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Degmada Kaaraan.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here