Waddo 800 Mitir ah Laga hirgeliyay Suuq yaraha Kismaayo Oo Xariga Laga Jarey.

0
163

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka wasarada Ganacsiga Warshadaha Jubbaland iyo gudoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland iyo ku xigeenadasi ayaa xarigga ka jaray waddo 800 Mitir ah oo laga hirgelisay Suuq yaraha magaalada Kismaayo.

wadaan oo iska xirta qeybaha shidaalka iyo dharka suuq yaraha magaalada Kismaayo ayaa Dhismaheyda hirgelisayRugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland oo ugu talgashay in ay soo celiso bilicda wadooyiinka yare suuqyada magalada kismaayo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here