Wadatashiyadii ugu dambeeyey Dhismaha Golaha Deegaanka Oo Walanweyn Ka Bilowdey.

0
141

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wefdi uu hogaaminaayay wasiirka arimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta KGS, iyo gudoomiyaha gobolka sh/hoose ayaa lagu soo dhaweeyay degmada walanweyne ee gobolkaasi, intaasi kadib wefdiga wasiirka ayaa waxaa kulan la qaatay guddiga gaadiidleyda soomaaliya kuwaasi oo cabasho ka ah wadada xiriirisa Muqdisho iyo degmada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here