Wadatashi ku saabsan wax kabadelka Cutubyo kamid ah Dastuurka Dalka Oo ka Furmey Degmada Afgooye.

0
12

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wadatashiyadan loo qabtey Bulshada Degmada Afgooye ayaa loogu doodayey Cutubyo ka tirsan Dastuurka Dalka sida Cutubyada 5aad iyo 6aad oo ka hadlaya Awoodaha labada heer ee Dowlada si shacabka loogu tala geliyo afkaartooda maadama uu Dastuurku yahay Heshiis Bulshada iyo mid lagu maamuli doono

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dastuurka KG Abshir Abdinuur Deerow ayaa ka qeyb galayaasha Bulshada wadatashiyadaan la wadaagey muhiimada ay leedahay in ay afkaartooda ka dhiibtaan sida ay noqon karaan Cutubyada 5aad iyo 6aad oo ka hadlaya Awoodaha labada heer ee Dowlada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here