Wacyigelin ku saabsan Qataraha uu leeyahay kaniiniga feegada Oo lagu qabtay Muqdisho.

0
10

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isbitaalka Xamar ayaa rag isugu jira Odayaal iyo Dhallinyaro gudaha isbitaalka ugu qabtay wacyigalin ku saabsan waxyeelada iyo halista caafimaad ee Kaniiniga VIAGRA oo ragu u isticmaalaan Xoojinta Ragnimada Balse leh xalis Caafimaad

Dhamaan dadkii ka soo qeybgalay Wacyigalinta ee iskugu jirey Odayaal iyo Dhallinyaro ayaa wada qirey dhibaatada uu leeyahay Kaniiniga VIAGRA waxaana ay ka wada sheekeeyeen dhacdooyin xanuun badan oo iyaga goobjoog u ahaa ee ku dhacay dad istcmaaley kaniinigaan.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here