Wabiga Shabeleelle Oo Olole nadafadeed laga sameeyay

0
120

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wabiga Shabeele Oo mara Magaalada Baladweyne iyo Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan oo hada wada biyo yar ayaa dadka deegaanka iska daayey cabista Biyaha ka dib markii qashin badan lagu daadiyey

Qaar ka mid ah Uurka Dhalinyarada Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay olole nadaafadeed ka sameeyey oo qashinka looga saarayo biyaha wabiga shabeleelle  si bulshada ay u helaan biyo nadiif ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here