Wabiga Shabeelle oo Ku fatahay Tuulooyin hoos taga degmada Mahadaay.

0
211

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wabiga Shabeelle ayaa fatahaad Ka sameeyay Tuulada Kulmis Weyne oo hoostagta Degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Dadka Tuula ayaa wada Dadaalo ay uga Gaashaamanayan in Fatahaadu ay Cagta Mariso Guryahooda waxaana ay Billaabeen in ay Cara tuur ku Sameeyaan Hareeraha Tuulada.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here