Wabiga Shabeelle Oo Fatahaad horleh ka sameeyey Degmada Mahadaay

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa sii kordhaya tirada qoysaska ka barakacay roobabkii dayrta ee ka da’ay Degmooyinka Gobolka Sh/dhexe iyo fatahaad wabiga.

Degmada Mahadaay waxaa ay kamid tahay Degmooyiinka sida aadka u saameyay roobkii maalimhii aan soo dhafnay ka daa’yay degmadasi iyo nawaxigayda taas oo sababtey in ay dadku barkacaan.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here