Waalidiinta Carruurta Naafada Oo Loogu Baaqay in ay geeyaan Goobaha Waxbarshada.

0
145

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Yusuf maxamed idiris Gudoomiyaha Waxbarshada Degmada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay oo Wareysi Siinayay Radio Arlaadi ayaa Sheegay in Ay jiraan Macalimiin iyo Goobo waxbarsho loogu talagalay Carruurta qaba Baahiyaha gaarka ah ay wasarada waxbarshada Dowlad Goboleedka KGS ay dhistay loona Bahan yahay in Walidiinta Dhalay Caarrurtaasi ay keenan Goobaha Waxbarshada si ay ula jaanqaadan Dunida.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here