Waalidiinta Baydhabo Oo soo dhaweeyey maalinta dheeriga ah lagu soo daray Waxbarashada Iskuulada.

0
182

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) 24 July , sanadkaan 2023 wasaaradda waxbarashada dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa shaacisay in is bedel lagu sameeyay jadwelka iyo saacadaha waxbarashada dhamaan dugsiyada ku yaala KGS.

Sidoo kale Waxaa la kordhiyay maalmaha dhigashada dugsiga oo laga dhigay 6 maalmood (Sebti ilaa Khamiis) isbuucii taasi oo kordhinaysa saacadaha Waxbarashada si loo dhameystiro Manhajka Waxbarashada sanad dugsiyeed kasta.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here